Sbs Somali - Sbs Afomali
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 117:06:05
- More information
Informações:
Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Wararkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya
28/12/2022 Duration: 08minWali waxaa socda dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Saraakiil ayaa ka hadashay goobaha lagala wareegay kooxdan iyo howlgalada soo socda.